C/kaafi Maxamed Max’uud oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey

Wasiirka Qorsheynta Galmudug Cabdikaafi Maxamed Max’uud ayaa ka soo horjeestay Wareegto xilka looga qaaday oo ka soo baxday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Cabdikaafi ayaa sheegay in Xaaf xilligan kaliya uu  yahay ku-sime ilaa iyo inta laga dooranayo Madaxweyne, isla markaana uusan xilka ka qaadi karin. ”Su’aasha isweydiinta leh waxey tahay Nin aan xil … Continue reading C/kaafi Maxamed Max’uud oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey